Kulliyadda Sayniska oo ardayda Cilmiga Badaha u qabatay tababarka habka ilaalinta Kalluunka.

Maanta oo tariikhdu tahay 1/1/2024   Waxaa classka marine batch-3 ee kulliyadda sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed u qabsoomay barnamij practice ah oo ahaa fish Preservation iyagoo ka sameeyay malayga (kalluunka) noociisa ku nool biyaha macaan.

Danta laga leeyahay ayaa waxay tahy in la helo noocyada kala duwan ee kalluunka ku nool wabiyada soomaaliya , markii loo baahdo in la raadiyo nuuc kamid ah nuucyada kalluun ee ku nool wabiga .

Kallunka ayaa waxa uu awood u leeyahy in uusan isbadalin muddo badan oo sanado ah maadaama lagu duray daawo u diidayso in uu isbadalo kallunku .

Waxaa intii uu socday  barnaamijkan Baraaktida ah kasoo qeyb galayHormuudka Kulliyadda Sayniska JUS, Madaxa Maamulka Kulliyadda iyo Barayaal sare.

Kulliyadda Cilmiga Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Marine-ka ayaa ardayda u sameysa Baraaktiko kala duwan oo la xiriira qeybaha ay bartaan si ay wax badan uga fahmaan cilmiga badaha.

 

 

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top