Dufcadii ugu horeysay Cilmiga Badaha ee JUS oo u fadhiisatay imtixaanka Finalka.

46 arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka cilmiga badda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed tan iyo markii la aasaasay jaamacadda.

Qaar kamid ah ardayda imtixaanka gashay ayaa ku dheeraaday muhiimadda cilmiga badda uu u leeyahay guud ahaan dalka.

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top